Madadaallo

Haweeney Gacan Go'an oo Nimanka u Dhareerayaan

Haweeney gacan go'an ayaa sawirkeeda soo dhigta barta leysku shukaansado ee Tinder. Joker Lauren oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa shaqadeeda ku tilmaamtay 'Arms Dealer', qof gacmaha ka baayac mushtarta.Joker ayaa isku qiimeysay sidan, Quruxda '10/10', jismiga '9/10', d...

Hooyo ilmaheedi Qashinka ku Dartay, Dalka Mareykanka

Gabar 17-jir ah ayaa la xiray kadib markey isku dayday iney disho gabar ay dhashay. Sheekadan ayaa ka dhacday New York ee dalka mareykanka.Labo gabdhood oo walaala ah oo bananka gurigooda fadhiyay ayaa maqlay ilma yar oo ooynaya markas ayey fiiriyeen qashinka ku dhowaa, halkasoo ay ka heleen 8 biloo...

Salman Khan iyo Katrina Kaif Lamaanaha ugu soo jiidashada badan Bollywood.

  Wargeyska Asianka ah ee Famina oo hore ugu qiimeeyay atriishada ay wada socdaan Salman Khan ee Katrina Kaif inay koowaad ka tahay 50-ka atriisho ee  ugu qurxoon caalamka ayaa hadana waxuu u aqoonsaday iyada iyo saaxiibkeed Salman Khan Lamaanaha ugu Shidan Bollywoodka. {loadposition user6} K...

  • «
  • 1
  • »