Editor's Picks

Mareykanka oo Laga Qaxaayo

Teendhooyin iyo caawimaad ayaa dalka Canada u fidiyay kadib markey dad isku jira dhallad Mareykan(U.S) ah iyo qaxooti dalkas ku sugnaa ay isa soo tuumiyeen xaduuda Canada iyo U.S wadaagaan.Dadkan oo doonaya iney iska dhiibaan wadankaas ayaa haatan ku sugan meel u dhow tuulo lagu magacabo Saint-Berna...

Mahershala Ali oo noqday muslimkii ugu horeeyay ee hela abaalmarinta Oscar

Iyadoo xalayto la baxiyay abaalmarinta aflaamta ee Oscars ayaa waxaa xalay dhacday taariikh qaas ah kadib markuu uu jilaaga muslimka ah ee u dhashay Mareykanka ee lagu magacaabo mahershala Ali ku guuleystay in la gudoonsiiyo abaalmarintaan isagoo ku helay filimka Moonlight doorkiisii uuka cayaarayay...

Fanaanka Digriyoow oo ka baxay kooxda Waayaha Cusub. 

Fanaanka da'da yar ee ka tirsanaa Kooxda fanka Waayaha Cusub ee Digriyow Cabdi ayaa sheegay inuu iskaga baxay kooxdaasi Waayaha Cusub , sababo la xeriira khilaaf isaga maamulka kooxda soo kala dhex galay awgeed. Digriyow ayaa lafdhabar u ahaa kooxdaasi waxaana muuqata in burbur uu soo foods...

Fanaanada Shakiira oo Caashaqsan Ciyaartoyga Tennis-ka Rafael Nadal

heesaaga caanka ah Shakira Isabel Mebarak Ripoll ayaa la xaqiijiyey inay gaadmo shukaansi ku hayso xidiga ciyaarta Teniska Rafael Nadal, iyadoo taasi arinkaasi ay si adag u beeninayaanKulan cunto cunid ah oo la ay isagu yimaadeen Shakiira Nada todobaadkii hore kana dhacay W Hotel oo ku yaal magaalad...

Akshay Kumar oo diiday inuu filimka Hangover ku matalo nin Sarqaan ah.

Jilaaga Bollywood Akshay Kumar Soomaalidana ay u yaqaanaan Mr Bond, ayaa ogolaan waayay inuu matalo Filmka lagu magacaabo Hangover oo laga rabay Akshay inuu ku jilo nin ciyaal suuq ah oo aad u cabaaya qamrada waxuuna sheegay inu dooneyn inuu jilo dhankaas maadaama uu in muddo ah soo matalayay nin...

Abhishek Bachchan:Ma gaari karo, mana buuxin karo Kaalinta Aabahey.

Jilaaga Caanka ah ee reer Hindia Abhishek bachchan oo ah wiilka Amithab Bachchan oo ay Soomaalida u yaqaanaan Cali Dheere ayaa mar uu marti ku ahaa Show laga sii daayo dalkaasi Hindiya Sheegay inuu gaari karin ama loo barbar dhigi karin Aabahiis, oo uuku tilmaamay inuu yahay qofkii ugu fiicnaa ee wa...

  • «
  • 1
  • »