Dadka

Haweeney Muslim-ah oo $85,000 Abaal Marin Loo Siiyay

Magaalada Long Beach ee Loss Angles ayaa aqbashay kadib markey gabar muslim ah dacawad ka oogtay booliska oo si qasab ah uga furay xijaabkeeda. Gabadhan ayaa qaadaneysa lacag dhan $85,000 oo lacagta dalkas ah.Kirsty Powell oo madowga dalkas ah isla markan muslim ah ayaa mar ey booliska xireen sanadk...

Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay in ay berito ciid tahay bishana laga arkay. 

 Guddiga bisha raadiya ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay in ay caawa dhalatay bisha Shawaal taasoo dalkaasi laga arkay sidaasna ay ku tahay ciidul fitriga berito oo ah axad ah , waxaana durbadiina Sacuudiga ku raacay dalalka Khaliijka sida Imaaraadka carabta iyo Kuwait iyo Qatar. &nbsp...

Milkiilaha Facebook oo la afuray qaxooti Soomaali ah. 

Aas aasaha ahna milkiilaha iska leh shabakadda caanka ah ee Facebook ee lagu magacaabo Mark Zuckerberg ayaa xalay la afuray koox qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka asigoo bogiisa kusoo qoray in ay aheyd afurkiisii ugu horeeyay noloshiisa uu bisha Ramadaan afuro...

Farxiya Khaliif (Jordan) iyo Wiilwaal

Fanaanada Cusub ee Farxiya Khaliif (Jordan) oo wareysi la yeeshe SOMTV ee MN. {youtube}w7kKTDIUQQs{/youtube} {loadposition user7}

Libaan Aden oo Jilaa wareeysatay

Libaan oo ah Fanaan da'yar oo hada ka hor ka qeyb galay barnaamijka lagu soo saaro fanaaniinta cusub ee lagu magacaabo Idol ee dalkas Australia. {youtube}Bu-XicPy1kY{/youtube}

K'naan oo BBC da wareesatay.

K'naan Warsame oo ah heesaaga caanka ah oo ku heesa afka Englisha heeso u badan oo ku nool dadka Canada ayaa waxa wareysi la yeeshey BBC mar uu maraaye Djibouti asago ku jira socdaalkiisa uu ku maraayo Africa halkaas oo uu ku dhamen doon dalka SouthAfrica halkaas oo ka dhici doono Koobka caalmka ee...

Fanaan Xidig Farhan Muse Interview

Fanaan Xidig oo Universal la yeelatay wareysi, wuxu laga wareystay meesha uu fanka ka bilaabay iyo waxa ku dhaliyey. Part One {youtube}0iex_JQxjH0{/youtube} Part Two {youtube}X_0MRVAw7i4{/youtube}

  • «
  • 1
  • »