Celebrity News

Gabar Soomaaliyeed oo darawal gaari Bus-ka ah Norway oo dadaalkeeda la amaanay.

Saxaafadda dalka Norway ayaa waxey maalmahan hadal haysay qisada Caa'isha Cali Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway , halkaasoo ay ka noqotay Aisha  gabadhii u horeysay ee Soomaliyeed ee darawal ka noqota gaari dheer oo baska dadweynaha rakaabka qaada i...

Beyonce oo heesteeda sii wadatay  iyadoo dhiigeysa kadib markii ay dhagta kaga dhaawacantay  masraxa.

 Sabtidii ayay aheyd markii ay fanaanada Beyonce oo masraxa saaran heesna wadda ay dareentay in uu dhiig ka yimid dhegteeda kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray dhagaha ay wadatay oo qabsaday timaheeda taasoo ay isku jartay balse Beyonce ayaa wax il u dhigin iyadoo sii wadatay heesteeda taasoo...

Kajol: Guurka igama hor istaagin horumarka nolosheyda. 

Atriishada aflaamta Bollywood ee caanka ah ee Kajol lagu magacaabo ayaa ka hadashay shaqadeeda jilaanimo oo ay horumar ka gaartay iyo nolosheeda xaas ahaanshaha ah. Kajol oo xaas aheyd ilaa sanadkii 1999 oo ay isguursadeen jilaaga Ajay Devgan ayaa sheegtay  in guurka uu micnihiisu aheyn in ay u...

Janet Jackson oo 50 jir uur ku yeelatay. Nin Muslim taajir ah ayay u dhaleysaa.

Fanaanada u dhalatay Mareykanka ee Janet Jackson ee la dhalatay fanaankii caanka ahaa Michael Jackon ayaa waxey xaqiijisay wararka ayaamahan la hadal hayay ee ahaa in ay uurkii u horeeyay yeelatay ayna caloosha ku siddo wiil xiligaan oo ay 50 jir tahay taasoo ay kusoo bandhigtay wargeyska caanka ah...

Celine Dion: Waligey ma dhunkan nin kale oo anaan ninkeyga aheyn. 

Fanaanada codka macaan ee u dhalatay Kanada ee Celine Dion ayaa waxey shaacisay in aysan waligeed dhunkan nin aanan ninkeeda aheyn. Celine Dion oo 48 jir ah oo caan ku aheyd heestii My Heart will go on ee filinkii Titanic ayaa ka sheekeyneysay xeriirka jaceyl iyo guurka mudada dheer ka dha...

Daawo Fanaanada Xafsa Xubi oo soo saartay muuqaalka heesta Jirab

Fanaanada Xafsa Xubi ayaa soo saartay heestan Jirab oo ay ah mid daadis ah , Heestan ayaa ah mid si casriyeysan loo duubay ayaa waxa ku faro yareystay director ka reer Holland ee Raage Cali Dheere. Heesta ayaa la duubay xili qaboow iyadoo muuqaalka heesta laga dhigay mid la socda style ka Yurub...

Donald Trump oo Hillary Clinton ugu hanjabay inuu xabsiga ku tuuri doono haduu noqdo madaxweyne.

 Dooddii kululeyd ee xalay ee uu dhaxeysay labada musharax ee u taagan madaxnimada dalkaasi Mareykanka ee kala ah Donald Trump oo ka socday xisbiga Jamhuuriga iyo Hillary Clinton oo ka socotay xisbiga dimoqoraadiga ayaa madaxa isla galay iyadoo erayo kulkul la is dhaafsaday , waxaana ay Hillary...

Akon oo shiday qaaradda Afrika kadib markuu koronto siiyay 80 milyan oo guri.

Fanaanka caanka ah ee Mareykanka kana soo jeeda Senegal ee lagu magaaabo Akon ayaa koronto siiyay 80 milyan oo qoys oo Afrikaan ah kuwaasoo u u shiday dalalkooda.Akon oo haatan fanka kaga wareegay dhanka gargaarka ayaa waxuu usoo guuray qaarada Africa halkaasuu ka bilaabay qorshaha mashruuc uu ugu m...

Abwaan Sangub oo Xanuunsanaya, lana Dhigay Isbitaal

Abwaanka ruugcadaga ah ee Abdulaahi Sangub ayaa lasoo sheegaya inuu xanuunsanayo. Sangub ayaa la dhigay isbitaalka Digfeer ee magaallada Muqdisho.Xubnaha isbitaalka ayaan shaacin sababta loo dhigay abwaanka isbitaalka, waana ay ka gaabsadeen ayagoo dhowraya xuquuqda gaarka ah ee fanaanka iyo caafima...

Farixiya Kabayare iyo Nimco Dareen oo baraha bulshada isku afalagaadeynaya

Labada fanaanan oo caanka ah Farxiya Kabayare iyo Nimca Dareen ayaa aflagaado isku dhaafsaday baraha bulshada ku kulunto, khaasatan Facebook. Xurguftan dhex martay labada hablood ayaa ka bilaabatay muuqaal ay ku wada jiraan Farxiya Kabayare iyo majaajileystaha caanka ah  Happy Khalif. Muuqaalka...

Anupam Kher oo taageeray in Jilayaasha Pakistan u dhalatay laga mamnuuco Bollywood, taas oo hirgashay

 Qilaaf xooggan oo taariikh dheer jira  oo ka dhaxeeya dalalka India iyo Pakistan ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay arrimaha fanka iyo aflaamta iyadoo sida la ogsoon yahay shirkada filimada dalka India ee Bollywood ay jilayaal kasoo jeeda dalka Pakistan ay filimo ku sameeyaan kana mid ahaay...

Fanaanka Aar Maanta oo madaxweyne isku sharaxay. 

Fanaanka Aar Maanta ayaa isku sharaxay jagada madaxweynaha Soomaaliya inuu qabto isagoo afkiisa ku sheegay inuu yahay musharax u taagan in xilkaasi uu qabto, waxuuna Aar codsaday in la doorto.Aar Maanta ayaa muuqaal uu soo duubay ku sharaxay qorshaha iyo wax qabadkiisa waa hadii la doorto.  Wax...

Dj Khaled oo soo xertay saacad 300 Kun dollar ku fadhido.

Fanaanka iyo Dj ga weyn ee heesaha Mareykanka Dj Khaled oo isagu kasoo jeeda Falastiin ayaa waxuu ku xarakooday saacad gaareysa qiimaha 300 oo kun Dollar , taasoo lala wada yaabay maadaama ay tahay sacad aad qaali u ah.Saacaddan ayaa mid ka sameysan dheyman ayaa ah mid aan la awoodin qiimaheeda bals...