Celebrity News

Prince Harry oo jaceyl la jilaya atriishada Mareykanka ee Meghan Markle.

Amiirka boqortooyada Ingiriiska Prince Harry ayaa lagu soo waramayaa in uu jaceyl la jilayo atriishada u dhalatay Mareykanka ee lagu magacaabo Meghan Markle oo ay wada socdeen labadii bilood ee lasoo dhaafay. Prince Harry iyo Meghan ayaa labadaba wadaago waxyaabo badan oo ay ka mid tahay jaceyl...

Tom Cruise oo ka baxay doobnimada kadib markuu xeriir jaceyl oo cusub bilaabay.

Jilaaga weyn ee Hollywood Tom Cruise ayaa ugu dambeyn ka baxay nolosha doobnimada kadib markuu xeriir jaceyl uu cusub la sameeyay haweeney aan caan aheyn oo u dhalatay dalka Ingiriiska , waxaana la sheegay inuu waqti kula qaatay goobo ka baxsan caasimadda London oo uu kula kulmay haweeneydan bishii...

Nimco Dareen iyo Lafoole oo isla soo qaaday hees macaan oo aroos ah. Daawo Heesta

Fanaaniinta Soomaaliyeed ee kala ah Nimco Muhammad Hassan (NIMCO DAREEN) & Mohamed Hassan Hussein (Lafoole) ayaa isla soo qaaday hees jaceyl ah oo aad u macaan taas oo ah hees aroos ah.Heestaan oo ayaa  lagu duubay Studia-ha Ahmed Wali Furinle ee ku yaala magaalada Jigjiga. Lafoole oo ah fa...

Obama oo oo diiday inuu ka niikiyo xafladdii muusigga aheyd ee lagu sagootinayay

Obama iyo qoyskiisa oo loo qabtay xafladdii sagootinta aheyd  ee u dambeysay.Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama iyo qoyskiisa ayaa waxaa xalay xafladdii muusigga aheyd ee u dambeysay loogu dhigay aqalka cad ee Mareykanka laga xukumo oo uu daganyahay waxaana xafladddaan aheyd mid lagu sagooti...

Mahrajaanka Somali Week ee dhaqanka iyo fanka oo ka furmay London.

Mahrajaanka Somali Week Festival oo ah barnaamij dhaqameed sanadkiiba mar lagu qabto  Ingiriiska ayaa ka furmay sanadkaan magaalada London, waxuuna socon doonaa 21-ka ilaa 30-ka oktober. Barnaamijkaan ayaa lagu casuumaa qorayaal , hal abuuro iyo fanaaniin Soomaaliyeed ku kala nool daafaha...

Iman oo shirkadda H&M u bilaawday xayeysiin dharka ah , Daawo sawirada. 

Haweeneyda modelka ah ee Soomaaliyeed ee sameysa dharka fashionka ah oo lagu magacaabo  Iman Abdulmajiid ayaa iminka waxey xayeysiis dharka ah u bilaawday shirkada caalamiga ah ee H&M oo dukaamada ku leh dunida inteeda badan iyadoo u xayeysiineysa fashion ama design ay ay shirkadda Kenzo ka...

John Abraham: Sonakshi Sinha wey iga ogolaatay in ay dagaal ila jisho filimka Force 2 .

Jilaaga Bollywood ee John Abraham oo soo wada filimka Force 2 oo ah mid action ah ayaa waxuu ka codsaday atriishada filimkaaasi la jileesa ee Sonakshi Sinha in ay kala qeyb gasho qeyb dagaal ama action ah oo uu hees ugu smaeynaayay filimkaani taasoo ay ka aqbashay ayna si wanaagsan u jishay, taasoo...

Kanye West oo Jay Z ku tilmaamay saaxiib xun oo daneyste ah. 

Fanaanka heesaha raapka ah qaada ee Mareykanka ee Kanye West ayaa saaxiibkiis fanaanka ahna soo saarahiisa muusigga Jay Z ku tilmaamay inuu yahay nin saaxiib xun ah oo daneeyste ah isagoo ku eedeeyay inuu warba u hayn ama uusan ka wareysan xaalka xaaskiisa Kim Kardashian oo dhawaan lagu boobay magaa...

Maxey tahay sababta uu bilyoneerka iska leh shabakadda Facebook u qabo hal funaanad kaliya?

Mark Zuckerberg oo ah milkiilaha shabakada caanka ah ee Facebook ahna bilyaneerka dunida ugu yar ayaa la isweydiiyay sababta keentay in uu maalinkasta ku lebbisto hal funaanad oo nooca qafiifka ah taasoo ah hal midab waliba oo uusan iska bedelin waxaana ay dadka fursad u heleen in ay weydiiyaan asig...

Shahrukh Khan jaceyl ayuu kusoo bandhigay filimka Dear Zindagi ee soo baxaya bisha dambe. Daawo Sawirada

Jilaaga boqorka Bollywood  ee Shahrukh Khan ayaa soo wada  filim jaceyl ah oo loogu magacdaray Dear Zindagi oo micnaheedu yahay (Nolosha qaaligeedaay) filimkan ayaa waxa la jilaya atriishada Alia Bhatt lagu magacaabo waxaana filimkan oo romantic ah uusoo jiitay indhaha dadka kadib markii lasii dayaa...

Obama oo casho sharaftii u dambeysay intuu madaxweynaha yahay ku sameeyay aqalka cad. 

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama iyo xaaskisa marwada koowaad ee dalkaasi Michelle Obama ayaa qabtay cashar sharafta qaranka tii u dambeysay xiliga uu madaxweynaha yahay maadaama uu xilka ka dagayo bisha soo socota.Cashada qaranka ama casha sharafta qaranka oo sanadkiiba mar lagu qabt...

Hashi Omar oo xoriyaddiisii dib u helay kadib 19 sano oo xarig ah. Talyaaniga oo magdhaw siin doona Xaashi.

Nin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Hashi Omar Hassan oo sagaal iyo toban sano ku xernaa xabsi ku yaala magaaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa maanta dib u helay xoriyaddiisii iyadoo la sii daayay maadaama dambi lagu waayay.  Hashi ayaa loo haystay inuu ku lug lahaa dil gabar saxafiyad ta...

Justin Bieber oo London guri kaga kireystay 135 kun dollar, daawo sawirada aqalkaas.

Fanaanka da'da yar ee Canada u dhashay waa Justin Bieber ayaa waxuu guri kaga kireystay  magaalada London ee cariga Ingiriiska adduun lacag gaaraya 135 kun oo doollarka mareykanka ah, taasoo lala fajacay.Gurigaan oo ah mid aad u weyn oo ka koobaan 15 qol oo jiif ah, fadhiyo waaweyn , shinee...