Celebrity News

Kanye West oo ku dhuftay, isbitaalka madaxa oo loola cararay caawa. 

Fanaanka Mareykanka ee Kanye West ayaa maanta la sheegay inuu ku dhuftay oo uu waashay asigoo ka cabanaya xanuunka madaxa ku dhaca. Kanye ayaa maalmahanba xanuunsanaa asigoo xataa baajiyay xaflado badan oo ka tumi lahaa dhawaan. Wali ma cadda sababta xanuunkaani balse waxaa ilo ku dhaw qoyska K...

Nicki Minaj oo Meek Mill ragga fanaaniinta ah dhani ka xulatay inuu la wadaago nolol. Daawo Sawirada

Fanaanada heesaha raabka ah qaadda ee Nicki Minaj ayaa cadeysay in ay heshay hadafka jaceylka rasmiga iyadoo sheegtay in ay ku qanacsatay dooqeeda inuu noqday fanaanka asna raapa ee Meek Mill oo ay wada socdaan isala markaana ay jaceyl weyn isku hayaan xiligaan. Nicki Minaj ayaa waxey bogeeda i...

Jennifer Lopez oo hal dhunkasho kaliya ku burburisay guurka ninkeedii hore Marc Anthony. 

Fanaanada Jennifer Lopez oo ka qeybgaleysay barnaamijka abaalmarinada fanaaniinta Latin Ameerika kasoo jeeda ayaa xili ay masraxa saarneyd dhunkasho la wadaagtay seygeedii hore fanaanka Marc Anthony oo ay is fureen sanadkii 2014, Balse dhunkashadan ayaa sababtay in uu burburo gurigigii iyo noloshii...

Snoop Dogg oo u qaxi doona Canada, asigoo sheegay inuu Mareykanka ugu qaxayo Trump. 

Heesaaga Snoop Dogg ee u dhashay California Mareykanka ayaa sheegay inuu u qaxayo dalka Canada asiga oo iskaaga tagayo dalkiisa hooyo ee Mareykanka kadib markuu ka warhelay in la doorto inuu madaxweyne ka noqdo Donald Trump oo ku guuleystay jagadaasi kaasoo aad ay iugu baqeen dadka aan cadaanka ahey...

Hollywood oo ku kacay wargeysa People kadib markuu sawirka Donald Trump soo saaray bogga hore.

Jilayaal badan oo Hollyood ka tirsan ayaa bartooda twitter ku dhaleeceeyay wargeyska caanka ah ee People Magazine kadib markuu bogga hore ku daabacay sawirka madaxweynaha la doortay ee Mareykanka ee Donald Trump kaasoo doorashada ku guuleystay isbuucaan.Waxaa lagu eedeeyay waregyskan inuu maja xaabi...

Leonardo Dicaprio oo dadaal ugu jira badbaadinta deegaanka iyo isbedelka cimilada, wareysi ayuu Obama la yeeshay

Jilaaga Leanardo Dicaprio oo caan ku ahaa filimkii Titanic ayaa waayahan dambe waxuu noqda jilaa aad ugu dooda dhowrista deegaanka iyo dhulka aynu ku noolnahay ee koonka asigoo mar walba waqti galiya inuu dadka ka dhaadhacsiiyo sida loo dhowri lahaa deegaanka oo ay muhiim noo tahay inaanu xafidno. L...

FIFA oo soo bandhigtay liiska Cayaartooyda u sharaxan abaalmrinta ballon d'or ee cayaartoyga sanadka ee aduunka.

FIFA oo soo bandhigtay liiska Cayaartooyda u sharaxan abaalmrinta ballon d'or.Xiriirka Kubadda cagta ee adduunka ee Fifa ayaa waxu ku dhawaaqay liiska cayaartooyda ugu wanaagsan dunida ee u tartamayo cayaaryahanka u wanaagsan dunida ee sanadkan 2016. Liiskaan oo ay guddiga FIFA kusoo gaabiy...

Govinda iyo Salman Khan oo soo wada qeybtii labaad ee filimka Partner.

Jilayaasha Salman Khan iyo Govinda ayaa dib markale iskula keeni doona qeybtii labaad ee filimkii qosolka ahaa ee Partner qeybtiisii labaad. Filimkan Partner oo ay qeybtiisii koowaad isla jileen labadaan jilaa sanadkii 2007 ayaa haatan waxa la filayaa in qeybtiisii labaadna ay soo baxdo. W...

Beyonce iyo Jay Z oo taageero weyn siiyay Hillary Clinton, ayagoo u dhigay xaflad weyn.

Fanaaniinta lamaanaha ah Beyonce iyo Jay Z ayaa dhigay xaflad ay ku garab istaagayeen musharaxadda madaxweynaha Mareykanka ee ka socota xisbiga Dimoqraadiga ee Hillary Clinton ugu dhigay magaalada Cleveland ee gobolka Ohio , xafladaas oo ay albaabada ugu fureen dhalinyada iyo taageerasha  muusi...

Meeqa Xayawaan ayaa kaaga muuqda sawirka, Tijaabi Indhahaaga ?

Tijaabi Indhahaaga, Meeqa Xayawaan ayaa kaaga muuqda sawirkan?  Sawirka waxaa ka dhex muuqda dhowr xayawaan. Tani waa su'aal adag oo dadka aysan ka wada jawaabi karin in yar mooyee, Soo qor Comment hadaad haysid ama sheegi kartid jawaabta saxda ah.  Aqristayaasha Jilaa.com ayaa taasi k...

Axmed Zaki iyo Halima  Gobaad oo hees aan roomaantig ah soo saaray- Daawo Muuqaalka Heesta

Fanaanka Axmed Zaki ayaa hees roomaantig ah la sameeyay fanaanada cusub ee Xalimo Gobaad , heestaan oo ah mid si cajiib ah loo duubay ayaa waxaa loogu magac daray naaska Caashaqa.Muuqaalka Heesta ayaa waxaa sameeyay Haataf Studio ee magaalada Oslo ee dalka Norway , stuudiyahaas oo ku caan baxay same...

Shahrukhan oo heshiis la saxiixday waaxda dalxiiska ee Dubai , filimo xayeysiina u sameyn doona.

Jilaaga weyn ee Bollywood ee Shah Rukh Khan ayaa waxuu heshiis la saxiixday waaxda dalkiisa ee magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta , isagoo u sameyn doona filimo gaagaaban oo xayeysiin ah, kuwaasoo uuku amaanayo Dubai , uuna dadka dalxiisayaasha ugu soo jiidayo. Shahrukhan oo ka hadlaya...

Jay Z waxaa lagu tilmaamay aabbe wanaagsan oo qoyskiisa u tanaasulay

Fanaanka Mareykanka ah ee Jay Z oo sanado yar kaliya aabbo ah ayaa saxaafada ay maalmahan hadal haysay sida uu u gudanayo waajibaadkiisa aabanimo iyo sida uu ugu raaxeysanayo doorkaasi. Saxaafada iyo baraha bulshada ku hadasho ayaa waxaa ay Jay Z ku sheegeen inuu yahay aabo kii u fiicnaa. Jay Z...