Celebrity News

Daawo, Gabar uu dhalay fanaankii Michael Jackson oo kasoo muuqatay caalamka muusigga.

Paris Jackson oo ah gabadha u dhalay fanaanka caanka ah ee Michael Jackson ayaa waxey kasoo dhex muuqatay xafladda abaalmarinta ee Grammy ee muusigga caalamiga ah. paris Jackson oo 18 jir ah ayaa waxey kusoo baxday gabar u ololeysa xuquuqda caruurta iyadoo kasoo horjeesatay tubbooyin shidaal ee Mare...

Adele oo aruursatay abaalmarinta Grammy , Beyonce oo laga yaabsaday.

Adele oo  ku guuleysatay abaalmarinta Grammy inteeda badan , Beyonce oo laga qaaday tartankii. Abaalmarinta Muusigga ee caalamiga ah ee Grammy ee sanadka 2017 ayaa waxaa ku guuleystay inta badan fanaanadda reer Ingiriis ee codka macaan Adele , iyadoo hanatay kaalmo badan sida Albumka ugu w...

Nimcaan Hilaac: Hambayo ayaan u dirayaa madaxweynaheyga Farmaajo. 

Nimcaan Hilaac: Hambayo ayaan u dirayaa madaxweynaheyga Farmaajo. Fanaanka reer Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac ee kasoo jeeda Somaliland ayaa waxuu hambalyo muuqaal ah usoo diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guuleystay doorashadii habeen hore ka dhacday ma...

Atriisashada caanka ah ee Lindsay Lohan oo muslimtay. 

Atriisashada caanka ah Hollwyood ee u dhalatay Mareyanka ee Lindsay Lohan ayaa  la sheegay in ay qaadatay diinta Islaamka oo ay soo muslimtay. Warar hoose oo laga helay atriishadan ayaa sheegaya in ay ku Islaamtay magaalada Dubai oo ay waayahan daganeyd halkaasoo ay afka carabigana ku bara...

Jon voight: Waxaan rajeynaa in Gabadheyda Angelina Jolie iyo ninkeedii Brad Pitt ay isku soo laabtaan mar kale

Jon Voight oo ah jilaa weyn ahna Aabaha dhalay atriishada caanka ah ee Hollywood Angelina Jolie ayaa ka hadlay guurkii burburay ee gabadhiisa Angelina iyo jilaaga kale Brad Pitt asigoo sheegay inuu rajeynayo uuna jeclaan lahaa in ay markale isku laabtaan. Bishii Septemper ayay kala tageen xiddi...

Aamir Khan oo noqday jilaaga sanadka ee Filmfare Best Actor , filimkiisa Dangal oo xaabsaday abaalmarinadii.  Aqriso liiska 

Abaalmarinta aflaamta Hindiya ee Bollywood ugu weyn ee Filmfare lagu magacabo ayaa sanadkan 2017 waxaa ku guuleystay jilaaga Aamir Khan oo noqday best actor ama jilaaga ugu wanagsanaa sanadka , Aamir Khan ayaa ku hantay filimkiisa Dangal oo sanadkan noqday filimkii ugu qiimaha badnaa taariikhda Boll...

Priyanka Chopra oo dhaawac culus soo gaaray iyadoo jileeysa filim Mareykan ah, isbitaalkana la dhigay

Atriishada Bollywood eee caanka ah Priyanka Chopra ayaa dhaawac halis ah soo gaaray xili ay jileysay musalsalka caanka noqday ee Mareykanka ee Quantic , waxaana Priyanka loola cararay  isbitaalka  halkaaso llagu daweynaayo. Priyanka Chopra ayaa filimkan Quantico oo ah musalsal ah ku m...

Shahrukh Khan iyo Salman Khan oo 10 sano kadib filim wada jilaaya.

Jilayaasha Bollywood ee Shah Rukh Khan iyo Salman Khan ayaa film isla jilaya 10 sano kadib waxaana filimkani lagu magacaabaa Tubelight.Labadan jilaa ayaa waxaa sanado badan ka dhaxeeyay dagaal qaraar ayagoo haatan heshiis noqday waxaana ay durbadiiba ka dhawaajiyeen in ay filim isla wada dhigi doona...

Daawo jennifer Lopez oo fadeexo la kulantay xili ay abaalmarin baxinaysay. 

Fanaanadda Jennifer Lopez ayaa xalay waxaa ay la kulantay fadeexad xiligii ay gudoonsiineysay abaalmarinta aflaamta Golden Globe jilaaga Billy Bob. Jennifer Lopez ayaa waxaa la arkayay ibta naaskeeda xiligaasoo waliba uu u baaqay jilaaga Jeremy Renner oo la taagnaa balse J LO arrinkaasi baaqista ma...

Nicki Minaj iyo Meek Mill oo kala haray , Nicki ayaa xaqiisay arrinkaas

Maalmahan waxaa soo ifbaxayay warar kutiri kuteen ah oo sheegayay in ay kala hareen lamaanaha fanaaniinta mareykanka u dhashay ee Nicki Minaj iyo Meek Mill taas oo ugu dambeyn ay Nicki Minaj ku xaqiijisay boggeeda Twitterka iyadoo sheegtay in ay run tahay in ay kala hereen iyada iyo gacaliyaheedii ,...

Ilhan Omar oo Maanta lagu Dhaariyay Kitaabka Quranka

Ilhan Omar oo gabar Somali ah mardhaweydna ku guleysatay iney ka noqoto xildhbaan wadanka Mareykanka. Ilhan ayaa maanta lagu dhaariyay Kitaabka Quran-ka ah. Ilhan ayaa balan qaaday iney si fiican u matali doonto dadka laga tiro badanyahay ee gobolkaas.Gabadhan ayaa ka mid ah xildhibaanada Aqalka Wak...

john Legend iyo Elton John oo diiday in ay ka heesaan xafladda caleemasaarka Donald Trump 

Fanaanka Mareykanka ee madow ee codka macaan ee john Legend iyo fanaanka reer Ingiriiska ee caanka ah ee Elton John oo diiday in ay ka heesaan xafladda caleemasaarka Donald Trump ayagoo si cad u sheegay in ay marnaba ag istaagi doonin oo aysan ka heesi doonin munaasabadiisa oo dhaceysay 20 ka janaay...

Priyanka Chopra oo Bollywood ku eedeysay inuu qiimeeyo dumarka midabka casaanka ah leh.

Priyanka Chopra ayaa sheegtay in Bollywood ay ku aragtay arrin aysan ka helin taasoo ah in ay shirkada bollywood kala jeceshahay midabka gabadhaha jilayo aflaamta ayagoo xusha midabka casaanka ah iyadoo ay Priyanka ku tilmaamtay arrinkaasi arrin laga tagay oo aad u xun oo ay haboontahay in laga ilba...