Celebrity News

Kim Kardashian; Waxaan doonayaa inaan caruur kale dhalo inkastoo dhaqtarka ka digay taasi

Haweeneyda Telefishinada caanka ka ah ee Kim Kardashian ayaa sheegtay in ay rajo ka qabto in ay dhasho cunugeedii seddexaad in kastoo ay dhaqaatiirka uga digeen in ay uur kale isku qaaddo. maadaama ay qabto xanuun dhanka ilma galeenka ah oo dhibaato u keeni karo hadii ay caruur uurka ku qaado markal...

Xaaska Donald Trump, Melania oo diidday in ay sariir la seexato Madaxweynaha. 

Sida uu qoray wargeyska US Weekly ee Mareykanka, warar ku dhaw dhaw qoyska Trump ayaa laga soo xigtay in xaaska Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ahna haweeneyda koowaad Melania Trump ayaa ku gacan seyrtay in ay sariir la wadaagto oo ay la seexato odaygeeda Donald Trump oo haatan daggan aqa...

Tom Cruise, Halsano ayuu u tababar sameynayay si uu duubo action yar oo ka mid ahaa filimkan. Daawo Muuqaalka

Jilaaga Hollywood ee Tom Cruise oo ah kan ugu caansan dhanka action ka ama waxyaabaha halista ah la jilo oo ayaa sheegay inuu halis badan naftiisa galiyay asigoo jilaya waxyaabo qatar badan leh sida inuu diyaarad socoto daba qabsado, inuu ka boodo dhismayaal dhaadheer iyo wax la mid ah, waxaana u da...

Aamir Khan oo 52 jir noqday , dhalashadiisa oo loo dabaal dagay.

Jilaaga caanka ah ee Bollywood ee Aamir Khan ayaa buuxiyay 52 sano isagoo u dabaal dagaya dhalashadiisa ayuu Aamir waxuu ku casuumay qoyskiisa Mumbai. Aamir Khan ayaa sanadkaan u ah mid qaas ah kadib markuu u noqday sanad uu guul weyn kasoo hooyay aflaamta isagoo abaal marino ku helay filimkiis...

Arnold Schwarzenegger oo isku soo sharaxi doono Senator.

Jilaagii weynaa ee Hollywood ee lagu magacaabo Arnold Schwarzenegger oo Commando ay Soomaalida u taqaan ayaa isku soo taagaya musharaxnimada inuu noqdo senator oo uu galo aqalka sare ee Mareykanka doorashada dhaceysa sanadka 2018.Arnold Schwarzenegger  oo xisbiga Jamhuuriga dalkaasi ka tir...

Nike oo Xijaab u sameysay gabdhaha Muslimka ah.  

Shirkadda caalamiga ah ee Nike ee dharka iyo qalabka isboortiga caanka ku ah ayaa waxey iminka xijaab u soo saartay gabdhaha Muslimka ah iyadoo shirkaddani door ka qaadaneysa horumarinta cayaaraha maadaama dumar badan oo Muslimiin ah ay u baahnaayeen tani.Nike ayaa waxey dhiiri galineysaas sidoo kal...

Sanjay Dutt: Waan ku faraxsanahay in maxkamadda ay dambi igu cadeyn wayso. 

Jilaaga caanka ah ee bollywood Sanjay Dutt oo shir jaraa'id uuka hadlaayay filimka uuku soo laabtay ee Bhoomi ku sheegay in uu ku faraxsanayahay inuu noqday nin nadiif ah oo aan khaa'in aheyn kadib markii ay maxkamadda dalkaasi Hindia ku waysay wax caddeyn ah inuu dambiile yahay.Sanjay Dutt...

Big Show xiddigii musaaracada oo si aan caadi aheyn isku caateeyay.

 Cayaaryahanka Big Show lagu magacaabo ee cayaarta WWE ee musaaracada culus caanka ku ahaa ayaa si aan caadi aheyn isku caateeyay isagoo sameeyay isbedel weyn oo xagga jirka ah.Big Show oo 45 jir ah ayaa lagu yaqaanay inuu ahaa nin aad u buuran oo la dhahi karay waxuu ahaa ninkii ugu weynaa mus...

Oprah Winfrey: Waligeey kama shalaaynayo inaan caruur dhali waayay. 

Haweeyendii laheyd Oprah Show ee telefeshinka caanka ka ah ee Mareykanka u dhalatay ee Oprah Winfrey ayaa waxaa wareysi lagala yeeshay arrimaha nolosheeda ay kaga dhawaajisay in aysan waligeed u qoomameyn ama aysan ka shalaayn doonin in ay caruur dhali waysay oo ay doorka hooyanimo haleeli waysay, O...

Sir Mo Farah: Waxaan ahay cayaaryahan nadiif ka ah daroogada lagu sheegayo. 

Orodoyahanka Soomaaliyeed ee Ingiriiska u orda Sir Mo Farah ayaa waxuu iska fogeeyay wararka baaritaanada ee sheegaya in uu isticmaalay daroogo isagoo sheegay inuu yahay cayaaryahan nadiif ka aha daroogada  lagu sheegay inuu isticmaalay isaga tababarahiisa Mareykanka ee Albert Salazar, waxuuna...

Yaa caawa ku guuleysan doona abaalmarinta ugu weyn aflaamta ee Oscar ?

Caawa ayaa waxaa la qabanayaa abaalmarinta ugu weyn ee lagu baxiyo aflaamta waxaana tartan adag ku jira  jilayaal, soo saraayaal, shirkadaha sameeya  filimada oo loo sharaxay abaalmarinta kuwaasoo doonaya in ay ku guuleysataan abaalmarinta Oscar ee 89 aad. Ilaa hada lama saadaalin kar...

Maki Xaaji Banaadir iyo kooxda Waaberi oo hees qiiro badan u qaaday Madaxweyne Farmaajo

Fanaanka iyo mu'alifka weyn ee Banaadiriga ee Maki Xaaji Banaadir iyo kooxda Qaranka Soomaaliya ee Waaberi  ayaa hees qiiro badan u qaaday Madaxweyne Farmaajo , heestaan oo ah duco , amaan iyo bogaadin ayaa waxaa ay tahay mid si qiireysan ay u qaadeen fanaaniinta kuna amaaneen Madaxwey...

George Clooney oo 55 jir ku noqonayo aabbe markii ugu horeeysay , xaaskiisa Amal oo mataano u dhaleysa dhawaan.

 Jilaaga weyn ee Hollywood ee George Clooney ayaa ayaa aabbe noqonayo markii u horeysay xilli uu 55 jir cimrigiisu yahay. Jilaaga ugu mushaarka badan Hollywood ee  George Clooney ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay xaaskiisa Amal oo 39 jir ah ay uur mataano ah u siddo ayna dhawaan dhali d...