Celebrity News

Salman Khan iyo Katrina Kaif Lamaanaha ugu soo jiidashada badan Bollywood.

  Wargeyska Asianka ah ee Famina oo hore ugu qiimeeyay atriishada ay wada socdaan Salman Khan ee Katrina Kaif inay koowaad ka tahay 50-ka atriisho ee  ugu qurxoon caalamka ayaa hadana waxuu u aqoonsaday iyada iyo saaxiibkeed Salman Khan Lamaanaha ugu Shidan Bollywoodka. {loadposition user6} K...

Preity Zinta oo sanadguurada Dhalashadeda ku qaadaneysa Dubia.

Atriishada Bollywood  Preity Zinta ayaa u dabaaldegaysa sanadguuradeedii 35-aad, waxeyna ku qaadaneysaa Farxaddaas Magaalada Dubai ee dalka Emaaraatka carabta. Preity ayaa qorsheyneysa inay sibuucaan ku nasato halkaasi iyadoo kusoo qortay bogeeda ay ku leedahay webka inay aad ugu faraxsantahay i...

Taallo ah nin u eg Shahrukh Khan oo la dhigay Hollywood Daawo Sawirada.

Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya ahna Boqorka Bollywoodka Shahruk khan ayaa meel ka galay taariikhda Hollywood-ka Mareykanka kadib markii ay dhigteen Madxaf ay leeyihiin taallo la sameeyay oo ah suuradda xiddigaan, waxaana la sheegay in lagu baxiyay taaladaan oo laga sameeyay caag casriyeysan aduun...

Katrina Kaif oo sheegtay inay Guursan doonto sanadka 2012, mase sugi doonaa Salman Khan?

Katrina Kaif oo ka mid ah Jilayaasha ugu cadcad Bollywood ayaa Shaacisay inay Guursan doonto Sanadka 2012, Balse waxaa Su’aal ku noqotay dadka in Salman Khan oo ah saaxiibkeed ay hadda wada socdaan uu sugi doono iyo inkale  Maadaama ay Katrina haatan jirto 25 sano balse Salman Khan uu ka talaabay...

Priyanka oo aamini weysay jaa'isada calamiga ah ee filimaanta

Priyanka Chopra oo jirta 27 sano oo heshay jaa'isada filmanta ee calamiga ah, oo aamini weysay iney heshey jaa'isadaas. Chopra oo hada ka hor aheed Miss World ayaa si lama filaan ah ugu guuleysatay Atariishada ugu fiican Heshayna Jaa'isada lagu magacaabo International Film Aword  oo ey ku qaaday f...

Action Replay oo wada jili doonaan...

Poster IP:- 62.140.137.148Magac:-king shireMaqaal:- king kumar iyo queen aishwaria rai ayaa wad matalayaan filim la baxay action replay oo soo saara ka Vipul Amurutal Shah oo ah director ka sameyay filimada aad looga jecleesto shineemooyinka wadanka hindia filimadaas oo ka aha LONDON DREAMS oo wad...

gogrgi

Poster IP:- 41.191.224.210Magac:-aliMaqaal:- hi msgscegu waa hebal marabo in an mujiyo magacega waxaan rabaa ina idin so gudbiyo sheko dhab ah oo igu dhacaday waxan ku dhashay magalada muqdish san dakii marku ahaa 1988 waxaan ku jiray xirada sos muqdisho oon kubarabaray halkas oah mesha lugu xare...