Celebrity News

Akshay Kumar iyo Aishwarya Rai oo soo wada filim lagu magacaabo Action Replay.

Akshay Kumar iyo Queen Aishwaria Rai ayaa wada matalaya filim la magac baxay Action Replay oo uu soo saare ka yahay Vipul Amurutal Shah oo ah director-ka sameyay filimada aad looga jecleesto shineemooyinka dalka Hindia sida  LONDON DREAMS oo waday AJAY DAVGAN iyo SALMAN KHAN kaasoo soo baxay dabayaa...

Qoraaga Nuuraddiin Faarax oo ka mid noqday Guddigii Garsoorka ee Maharajaanka Berlin ee Aflaamta.

  Qoraaga Soomaaliyeed ee caalamiga ah Nuuradiin Faarax ayaa ka mid noqday guddi ka koobnaa 8  garsoore ee loo doortay inay qiimeeyan go’aanna ka gaaraan filimada lagu soo bandhigayay Maharajaanka Aflaamta ee Berlin 2010 oo lagu Magacaabo Berlin Film Festival ee dalka Jarmalka.   Abaalmarintan...

Vivek Oberoi ugu dambeyntii helay Jaceylkiisa.

Jilaaga Bollywood Vivek Oberoi oo waayahan dambe dadaal adag ugu jiray sidii uu kaga baxi lahaa nolosha doobnimada ayaa ugu dambeeyn haleelay hadafkiisii isagoo xeriir Jaceyl la yeeshay Aktarad Cusub oo lagu Magacaabo Aruna kadib markii uula sameeyay Filmka “Prince”, oo la rumeysanyahay inu aad is...

Kareena Kapoor iyo Saif Ali Khan oo Maalinta Jaceylka ku qaadanaya Paris.

Labada Jilaa ee Bollywood ahna lamaanaha dhawaan is alkuntay (si hose isku mehersaday) ee  Kareena Kapoor iyo Saif Ali Khan ayaa ku xusaya maalinta Jaceylka Aduunka ee Valentine Day, qaarada Yurub qaasatan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Lamaanahaan oo muddooyinkan dambe laga dareemayay ina...

Hrithik Roshan oo Filin Jaceyl ah kusoo beegay Maalinta Jaceylka Valentines Day

Jilaaga Hindiya Hrithik Roshan iyo Barbara Mori oo ah atriisho u dhalatay dalka Mexico ayaa wada jilay Filinkaan Jaceylka ah oo lagu magacaabo Kites  oo ku baxi doono afka Ingiriiska iyadoo Hindiyana loo sameeyay qeyb afka Hindiga ah maadaama uu filinka yahay mid caalami ah oo ay sameeyeen shirkad...

Jessica Alba oo Dooneysa inay sameyso Aflaamta Bollywood

Jessica Alba oo ah atriisho ama jilaa  Mareykan caaan ah ayaa sheegtay inay jeceshahay inay sameyso filin Hindi ah ayna ka dhexmuuqato shirkadda Bollywood  oo ay aad ula dhacday. Jessica Alba oo ah 28 jir  kana mid ah jilayaasha ugu cadcad Hollywoodka oo ah shirkada ugu weyn aduunka dhanka soo...

Amiisha Patel iyo saaxiibkeed oo kala haray.

Atriishada Bollywood Amisha Patel ayaa lagu soo warramayaa inay kala hareen saaxiibkeed ama gacaliyaheeda ay wada socdeen 3 sano kaasoo lagu magacaabo Kanav Puri waxaana lagu soo warramayaa in sababta keentay in uu go’o xeriirkooda ay tahay kadib markii uu saaxiibkeed usoo bandhigay inay is guu...

My Name is Khan- Filin quseeya Soomaalida iyo Muslimiinta ( Daawo Sawirada)

Filimkan Hindiga ah ee  “My Name is Khan” ayaa waxaa ka jilaya  Shahrukhan iyo Kajol waxaana Director ka ah  Karan Johar oo ah soo saarihii filimkii caanka ahaa ee “Kuch Kuch Hota Hai” waxaana filimkaan uu xambaarsanyahay qiso xiiso badan leh oo ah ku turjumeysa  Saameynta Magaca argagaxisada ku y...

Shahid Kapoor oo jaceyl cusub la jilayo Deepika.

Jilayaasha Bollywood ee kala ah Shahid Kapoor iyo Deepika Padukone ayaa la sheegay inay wada jilayaan Jaceyl cusub ayna u bilaabatay nolol hor leh kadib markii uu dhawaan sheegay Shahid inay kala hareen Priyanka Chopra oo ay wada socdeen dhawaanahan, halka deepika ay iyana sheegtay inay kala haree...

Brad Pitt iyo muuqaal cusub balse Angelina Jolie kuma qanacsano

Brad Pitt ayaa garkiisa ku bixiyay qarash badan si uu u helo qurux iyo Angelina Jolie oo aad u maseersan Jilaaga caanka ah ee reer Ameeriko Brad Pitt (46 jir) ayaa bedelay qaab muuqaaleedkii lagu yaqiinay muddooyinkii ugu danbeeysay isagoo garkiisa sii deystay kadibna kasoo xiiray dhincaha si uu...

Shahrukh Khan oo helay taageero weyn kadib markii hanjabaad kaga timid xisbiga Shiv Sena.

Boqorka Bollywood ahna jilaa caalamka ku leh taageero weyn ayaa waxaa uu helay taageerayaal badan oo isku jiro Fanaaniin, Jilayaal, Xisbiyo siyaasadeed oo si weyn u difaacay sheegayna inay wax walba u hurayaan taageerada Shahrukhan kadib ayagoo jawaab ka baxinaya weerar ay u geysteen Shahrukhan Xi...

Abhishek Bachchan oo dhalashadiisa 34-aad qaadanaayo xilli uu shaqeynaayo

Abhishek Bachchan oo dhalashadiisa 34-aad maanta (Jimco) ku qaadanayo shaqadiisa. Jilaaga can ah ee reer Hindiya Abhishek Bachchan ayaa maanta waxa ay dhalashadiisa dhalashadiisu ku soo beegantay xilli uu ku guda jiro shaqo, isagoo sameynayay filimadiisa sanadkaan soo bixi doono mid ka mi...

Akshay Kumar oo diiday inuu filimka Hangover ku matalo nin Sarqaan ah.

Jilaaga Bollywood Akshay Kumar Soomaalidana ay u yaqaanaan Mr Bond, ayaa ogolaan waayay inuu matalo Filmka lagu magacaabo Hangover oo laga rabay Akshay inuu ku jilo nin ciyaal suuq ah oo aad u cabaaya qamrada waxuuna sheegay inu dooneyn inuu jilo dhankaas maadaama uu in muddo ah soo matalayay nin...