Madadaallo

Haweeney Gacan Go'an oo Nimanka u Dhareerayaan

Haweeney gacan go'an ayaa sawirkeeda soo dhigta barta leysku shukaansado ee Tinder. Joker Lauren oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa shaqadeeda ku tilmaamtay 'Arms Dealer', qof gacmaha ka baayac mushtarta.

Joker ayaa isku qiimeysay sidan, Quruxda '10/10', jismiga '9/10', dabeecada '20/10', gacmaha '1/2'.

Niman aad u fara badan ayaa gabadhan qoraalo usoo qoray oo raba iney xiriir la sameyaan, ayagoo sheegay iney gacanteeda ka heleen.

 

Mareykanka oo Laga Qaxaayo
2017-08-11 15:41:18

RELATED