Celebrity News

Filim Hindiya horey looga mamnuucay oo ugu dambeyn suu baxay. Daawo

Filimka Lipstick Under My Burkha oo ah mid haweenka dalkaasi ka hadlaayay oo hore looga  mamnauucay dalkaasi ayaa ugu dambeyn soo gudbay waaxda faafreebka filimada dalkaasi kaidb markii laga jaray qeybo badan oo ay u arkeen in la faafreebo. 
 
Filimkan ayaa laga sameeyay qiso ku saabsaneyd afar haween hindu iyo Muslim  ah oo ku noolaa dalkaasi kuwaasi oo dagaal u galay in ay bulshada la noolyahiin ka dhaadhiciyaan qaabka noloshooda oo ay doonayeen in ay u noolaadan nolol ka duwan tan dhaqan ahaan dadka dalkaasi ay ku noolyahiin taasoo ay kala kulmeen taxadiyaad fara badan. 

Dadka ay ku jiraan muslimka ayaa filimkani ka carooday iyadoo ay qaar ka mid ah wadaadada dalkaasi ay ku baaqeen in la mamnuuco sii deynta filimkaani. 
Waxaa filimkaan haatan uu noqoday mid suuqa aflaamta u sare mara iyadoo la filayo inuu noqdo mid caalmka dhan soo gaaro. 
Haweenka dalka Hindiya ayaa ka mid ah dumarka dunida ugu caqabadaha badan iyadoo 

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA FILIMKA.

Jilaa.com

RELATED