Celebrity News

Milkiilaha Facebook Zuckerberg oo Trump kula tartamaya  doorashada madaxweynaha Mareykanka sanadka 2020. 

 

Doorashada dalka Mareykanka ka dhici doonta sanadka 2020 ayaa waxaa laga yaabaa inuu u tartamo madaxweynaha dalkaasi 32 jirka taajirka ah ee leh bogga caanka ah ee Facebook ee lagu magacaabo Mark Zuckerberg oo waayahan dambe xiiso gooni siinayay cilmiga iyo siyaasadda dunida. 
Mark Zuckerberg oo aan wali ku dhawaaqin taas ayaa la filayaa inuu dhawaan shaaciyo , waxaana ay taasi hadii ay dhacdo noqon doontaa doorasho adag maadaama Trump uu la tartami doono nin dhalinyaro ah oo maskaxdii ka dambeysay bogga facebook kaasoo la ogyahay in uu toos ula hadli karo 2 bilyan oo qofood oo isticmaala boggaan. 

RELATED