Celebrity News

Beyonce oo mataano dhashay

Fanaanadda Mareykanka Beyonce Knowles ayaa la xaqiijiyay in ay isbuucaan dashay laba caruur mataano ah wiil iyo gabar ah.  Waxaa lagu soo warramayaa in ay mataanhan ku dhasheen kahor xilligooda iyadoo lagu hayo dhallada caruurta lagu xanaaneeyo.

Beyonce iyo ninkeeda heesaaga raabka ee  Jay Z ayaa waxaa ay hore u dhaleen oo u joogta gabar 5 jir ah oo lagu magacaabo Blue Ivy. waxaana haatan reerkooda kusoo biiray mataanahaan.
Jilaa.com

RELATED