Celebrity News

Daawo Aishwarya Rai xiligii ay ku guuleysaneysay Miss World sanadkii 1994

Waxaan aqristayaasheena u yara jaleecineynaa caawa xusuus 23 sano kahor ah . Aishwarya Rai oo ah xiddigta Bollywood ayaa waxaa la xasuusanyahay in ay soo shaacbaday kadib markii ay hanatay tartankii quruxda ee haweenka dunida u qurxan loo qabtay Miss World sanadkii 1994, iyadoo halkaasi ka sheegtay erayo xikmad badan soona bandhigtay qurux aan caadi aheyn taasoo keentay in ay u hooyso gusha dalkeeda India oo ay u tartameyssay waxaana loo caleema saaray boqoradii quruxda ee sanadkaasi. 

Halkaan ka daawo Muuqaalka Aishwarya oo jalaqsan sanadkii 1994

Jilaa.com 

RELATED