Celebrity News

Gabar madow ah oo ku guulaysatay tartanka quruxda Miss USA. 

Gabar Madow ah ayaa ku guuleysatay tartanka loo qabtay gabdhaha Mareykanka si ay ugu tartamaan boqorada quruxda ee dalkaasi ee Miss USA loo yaqaan. 
Tartankan oo ka dhacayay magaalada Las Vegas ee dalkaasi ayaa waxaa maalintii axadda noqotay gabadhaan u tartamaeysay gobolka DC oo ah Africaan asalkeedu yahay madow, Waxaana lagu caleema saaray isla magaaladaasi. 

 

RELATED