Celebrity News

The Weeknd iyo Selena Gomez oo xaqiijiyay in ay lamaane noqdeen

The Weeknd iyo Selena Gomez oo xaqiijiyay in ay lamaane noqdeen

Fanaanka reer Canada ee kasoo jeeda Ethiopia ee lagu magacaabo The Weeknd ayaa xaqiijiyay inuu ku qabsaday , oo ay lamaane jaceyl noqdeen fanaanada selena Gomez oo u dhalatay Mareykanka, hooyada dhashay selena ayaa xaqiijisay iyadoo kusoo qortay bogga instagram ee the weeknd.

The weeknd oo sidoo kale loo yaqaan Abel ayaa waxuu guul ka gaaray albumkii Starboy isagoo haatan ka mid ah fanaanada loogu iibsiga badanyahay fankooda caalamka waxaana ay dhawaan kala hareen gabadha lagu magacaabo Bella Hadid  , halka Selena Gomez lagu xasuusto in ay aheyd gacalisadii hore ee fanaanka Justin Beiber. 

Jilaa.com

RELATED