Celebrity News

Filimkii Salman Khan ee Tubelight oo ugu dambeyn soo baxaya isbuucaan.

Jilaaga Bollywood ee Salman Khan ayaa waxuu shaaciyay inuu filimkiisii Tubelight ee aadka loo sugayay uu soo baxayo 5 maalmood kadib taasoo ku beegan  isbuucaan. 

Filimkan ayaa ah mid Shiinees iyo Hindi ah waxaana la jilaga jilaaha Zhu Zhu ee shiinaha u dhashay, iyadoo uu soo saaray Kabir Khan oo Salman horey ugu sameeyay ilaa 2 filim oo kale. 

Jilaa.com

RELATED