Celebrity News

David Beckham oo timaha kusoo celiyay qaabkii 14 sano kahor uu xeran jiray 


Cayaaryahanka reer Ingiriis ee lagu magacaabo David Beckham ayaa waxuu timaha kusoo ceshtay qaabkiisii lagu yaqaanay 13 sano kahor isagoo kor u xertay. 
Beckham ayaa waxuu qaabkaas ka dhigan jiray xiliguu u cayaari jiray kooxdii Manchester iyo waliba Real Madrid. 

Waxaa uu haatan soo celiyay qaabkisii hore xiligan oo uu 41 jir yahay. waxaana uu kasoo muuqday haatan xaflad lagu qabtay magaalada London taasoo lagu baxinayay abaal marin.

Jilaa.com

RELATED