Celebrity News

Mr Bean oo sheegay in uu soo celinayo filimadiisii qosolka badnaa, isagoo dib u jilaya aflaam cusub

Jilaaga Biritshka u dhashay ee  caanka ku ahaa ee qosolka iyo majaajilada ee lagu magacaabo Rowan Atkinson oo Mr Bean loo yaqaan ayaa sheegay inuu soo celinayo oo uu dib u sameynayo qeybo cusub oo ah filimkii Mr Bean ee dunida qosolka ku reebay. 

Mr Bean ayaa waxaa filimadiisa ay caan noqdeen muddo haatan laga joogo 27 sanadood ayaa haatan u diyaar ah inuu qosolkiisii dib usoo celiyo. 

Mr Bean ayaa filimadiisa oo taxanayaal ahaa waxay u badnaayeen kuwa aamusan oo uusan hadleyn  laakiin qosol badan oo ay dadka dunida dhami jeclaayeen waxaana hubaal ah inuu guul markale ka gaari doono qosol qosolka haduu dib usoo habeeyo xilligan. 

Jilaa.com

RELATED