Celebrity News

Tyga iyo kylie Jenner oo xeriirkoodii burburay. 

Fanaanka heesaha raabka qaada ee Tyga ayaa ku gacanseyray sii wado xeriirka jaceyl ee uu  3 sano la lahaa gabadha modelka ah ee reer Kardashian ee lagu magacaabo Kylie Jenner.


Tyga ayaa waxaa la sheegay in haatan uu la kulmay gabar kale oo uu doonayo inuu la jaan qaado xeriir cusub , taasoo niyad nab ku noqon doonta Kylie. 

jilaa.com

RELATED