Celebrity News

Chris Brown oo markale laga gudbiyay dacwad.

Fanaanka weyn ee Mareykanka u dhashay ee Chris Brown ayaa waxaa laga gudbiyay dacwad ka dhan kadib markii la sheegay in uu gacanta ula tagay nin sawir qaade ahaa oo  kalaab lagu caweeyo oo ku yaala Florida  sawir kaga qaadayay , isagoo garaacay ninkii sawir qaadaha ahaa. 
Booliiska ayaa arrinkaan maxkamadda u gudbinaya waxaana Chris Brown lagu haystaa inuu falkaan dagaalka ama gacanb ka hadalka ahi geystay. 

Chris Brown ayaa hore sanadkii 2009 ay maxkamadi xukuntay isagoo lagu qabsaday inuu gacan ka hadal ama garaac u geystay fanaanaddii Rihanna oo uu wajiga ka garaacay. 

Jilaa.com
 

RELATED