Celebrity News

Fast & Furious 8 oo jabinaya rikoorkii filimka Star Wars.

Filimka cusub ee mareykanka ah ee Fast & Furious 8 ayaa u muuqda mid tartan kula jira rikoorka qiimaha filimkii Star Wars ee soo baxay sanadkii 2015 , waxaana uu haatan filimka F8 uu todobaadkii u horeeyay beegsaday aduun gaaraya 533 milyan oo doolarka mareykanka ah taasoo garabka ku haysa filimkii Star Wars lacagtii uu soo xareeyay oo aheyd 526 milyan doolar. 

Fast & Furious 8 oo aya waxaa laga tabay oo ka maqan jilaagii caanka ahaa ee Paul Walker oo ku geeriyooday shil baabuur asigoo jilaayay filimkii Fast and Furious 7 iyadoo uu walaalkiis dhameeystiray filimkaasi.

Jilaa.com
 

RELATED