Celebrity News

Jilaaga Richard Gere oo gacal la wadaagay haweeney 32 sano ka yar asiga.

Jilaaga Hollywood ee lagu magaacabo Richard Gere oo 67 jir ah haatan  caankana ku ahaa filimkii Pretty Woman ayaa waxuu wehelkiisa nolosha ka dhigtay haweeyney 32 sano ka yar asiga, waana gabar isbaanish ah oo moodel ah oo lagu magacaabo Alejandra Silva oo 35  ah iyadoo uu ay labadoodaba aad ikugu qanacsanyahiin. 

Richard Gere oo la hadlaayay saxaafada ayaa yiri Jaceylka ma laha wax da' ah , waxeyna gabadhan isiisay enerji ama awoodaafaama ay tahay qof aad iiga yar , enerjigaas oo mid farxad iyo reyn reyn igu kordhiyay. 

Richard Gere ayaa waxeey sanadkii 2013 kala tageen xaaskiisii ay 11 sano isqabeen. Haatan ayuuse Gere dib usoo laba kacleeyay.  Waxeyna haatan gabadhaan cusub wada socdeen ilaa sanadkii 2014.

Jilaa.com

soo booqo bogeena Facebook

RELATED