Celebrity News

Janet Jackson oo ay kala tageen ninkeedii ahaa milyaneerka Carbeed.

Fanaanada u dhalatay Mareykanka ee Janet Jackson ee la dhalatay fanaankii caanka ahaa ee Michael Jackon ayaa waxa la sheegayaa in ay kala tageen ninkeedii khaliijka carbeed  u dhashay ee Wisaam Al Mana . Sababta keentay in ay isfuraan odaygeeda ayaa sheegeysa in aheyd koontarool ama xukun siyaado ah uu ninkeeda ku haayay waayahaan iyadoo taasina ay dhibsatay keentayna in ay kala tagaan. 


Janet jackson oo 51  ninkeeda milyaneerka ah ee u dhashay dalka Qadar ee oo lagu magacaabo Wissam Al Manaac oo 42 jir ay u dhashay sanadkaan wiil markii a u horeysay nolosheeda  waxaana ay isguursadeen horraantii sanadkii tagay.

Waxaa la sheegay ayaan hore in Janet Jackson ay iyadu muslimtay ayna qaadatay diinta ninkeeda. 

jilaa.net@gmail.com
Jilaa.com

RELATED