Celebrity News

Xaaska Donald Trump, Melania oo diidday in ay sariir la seexato Madaxweynaha. 

Sida uu qoray wargeyska US Weekly ee Mareykanka, warar ku dhaw dhaw qoyska Trump ayaa laga soo xigtay in xaaska Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ahna haweeneyda koowaad Melania Trump ayaa ku gacan seyrtay in ay sariir la wadaagto oo ay la seexato odaygeeda Donald Trump oo haatan daggan aqalka cad ee dalkaasi looga arrimiyo , iyadoo ka door biday in ay kaligeed noolaato , waxaana la sheegaya in riyadeeda aysan aheyn in ay aqalkaasi cad dagto balse aay taasi aheyd riyada Donald Trump kaliya.

Melania Trump ayaa ka doorbiday in ay hotelka Trump Tower ee New York , wararkale ayaa sheegaya in waligeedba ay Melania la seexan qol Trump laakiin ay guri uun marmar wada joogi jireen. 

Malenia Trump ayaa waxey horey u sheegtay in ay wiilkeeda Baron oo 10 jir ah iskuulkiisa dartiis ay  ugu hari doonto New york. 

Jilaa.com

RELATED