Celebrity News

Tom Cruise, Halsano ayuu u tababar sameynayay si uu duubo action yar oo ka mid ahaa filimkan. Daawo Muuqaalka

Jilaaga Hollywood ee Tom Cruise oo ah kan ugu caansan dhanka action ka ama waxyaabaha halista ah la jilo oo ayaa sheegay inuu halis badan naftiisa galiyay asigoo jilaya waxyaabo qatar badan leh sida inuu diyaarad socoto daba qabsado, inuu ka boodo dhismayaal dhaadheer iyo wax la mid ah, waxaana u dambeeysay filimkii Mission Impossible Rogue Nation oo uu qeyb yar oo ka mid ah diyaarinayay inuu jilo hal sano asigoo u tababaranaayay halista fuulista dabaqa ama dhismaha dunida ugu dheer ee Burj Khalifa ee dalka Imaaraaraatka carabta ku yaal asigoo si dhab ah banaanka dhismaha ka fuulay, taasoo uu sheegay Jilaagan in ay aheyd arrin aad u arag oo xaqiiqo si ah uu usameeyay. 

Dadka filimada qiimeeya ayaa falalka iyo xirfada jilaagan ku tilmaamay mid waalli ah maadaama uu si dhab ah u sameeyo waxyaabaha qaar oo halis gelin kara naftiisa. 

Halkaan ka daawo qeybta filimka uu Burj Khalifa ku jilay Tom Cruise

Jilaa.com

RELATED