Celebrity News

Fanaanka Chris Brown oo qadka fanka kusoo laabtay.

Fanaanka Mareykanka Mareykanka ee Chris Brown oo waayahaan ka maqnaa masraxa heesaha ayaa qadka kusoo laabtay isagoo xaflad kaga tumay kalaab ku yaal Las vegas.


Chris Borwn ayaa waayahan ku maqnaa xaalad adag oo wajahday iyadoo waayahaan uu suuqa daroogada ku jiray balse haatan u muuqda mid kasoo kabsaday oo fankisii dib u bilaabay.

 

RELATED