Celebrity News

Samuel L Jackson: kama fekero dhaqaale iyo caannimo markaan xulanayo doorka aan aflaamta ku jilayo. 


Jilaaga caanka ah ee ee Hollywood una dhashay mareykanka ee lagu magacaabo Samuel L Jackson ayaa waxuu sheegay in uusan  ka fekerin dhaqaale iyo caannimo markuu xulanayo  doorka uu aflaamta ku jilayo. 

Samuel L Jackson oo 68 jir ah ayaa jilay doorar kala duwan waxuuna haatan jilay filim uu daanyeer jimbansee ah, asigoo aan u fekerin caan ahaan iyo lacag toona, filimkaan oo lagu magacaabo Kong Skull Island ayaa ah mid cabsi iyo fantasi ah. 

Jilaa.com

RELATED