Celebrity News

Daawo Donald Trump oo diiday inuu salaamo hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump  ayaa kulan ay yeesheen kadib  shir jaraa'id ay wada qabteen Hogaamiyaha Jarmalka haweeneyda ah ee Angela Merkel taasoo  uu iska indha tiray inuu salaamo kadib markii ay ka codsaday inuu gacan qaado uu salaanta ka gadoomo.  
Tan ayaa la yaab ku noqotay caalamka maadaama madaxweyne dhan oo dhiggiisa qaabilayo hadana iska indha tirayo inuu gacan qaado ama salaamo. 

Halkaan riix kana daawo muuqaalka  

Jilaa.com

RELATED