Celebrity News

Xiriirka Kubadda cagta Afrika ee CAF oo doortay gudoomiye Cusub. 

Ururka xiriirka Kubadda Cagta ee qaarada Afrika oo magaciisa markii lasoo gaabiyo loo yaqaan CAF ayaa doortay gudoomiye cusub inuu u noqdo Ahmad Ahmed oo kasoo jeeda jasiirada Madagascar ee Africa.

Ahmed ayaa dhulka ku jiiday kana cod badiyay gudoomiyihii CAF ee 29 sano lasoo dhaafay ee Issa Hayatou oo ku xigeen ka aha xeriirka caalamiga ee kubadda cagta ee FIFA kaasoo ku lug yeeshay fadeexooyin dhowr ah. 
Waxaa jira warar hoose oo sheegaya in gudoomiyaha FIFA Gianni Infantino oo doorashadaan oo  Ethiopia ka dhaceysay goobjoog ka ahaa uu taageerayay gudoomiyaha cusub ee Ahmed Ahmed isagoo kasoo horjeeday Issa Hayatou in uu sii hayo jagadaaan ama ku guuleysto. 

Abdul Arts

Jilaa.com
 

RELATED