Celebrity News

Abaalmarinta International Somali Awards oo la gudoonsiiyay Soomaali caan ah

Xaflad lagu abaalmarinayay Soomaalida sanadkaan dadaalka badan sameeyay ayaa ka dhacday magaalada London ee dalka Ingiriiska, Xafladdaan oo loogu magacdaray International Somali Awards ayaa waxaa la gudoonsiiyay qaar ka mid ah Soomaali caan ah oo dadaalkooda aykooxda dhiibeysay u arkeen inuu yahay mid wax ku ool ah. 
Xafladdaan oo habeysan casho aheyd ayaa waxaa kasoo qeybgalay fanaaniin iyo dad caan ka ah saxaafada bulshada sida facebook iyo twitter iyadoo lagu soo bandhigay heeso iyo qudbooyin. waxaana ay sheegeen in qarashkii kasoo baxay tigidhada loogu daaqay abaaraha dalka ka jira. 

Dadkii abaalmarinta la gudoonsiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa , Wariyaha Abdi Maalik Muuse Coldoon, fanaanka Ahmed naaji Sacad , Drs Xaawo Abdi , iyo qaar kale oo badan 


Halkaan riix oo ka daawo muuqaalka Xafladda  

jilaa.net@gmail.com

Jilaa.com

RELATED