Celebrity News

Aamir Khan oo 52 jir noqday , dhalashadiisa oo loo dabaal dagay.

Jilaaga caanka ah ee Bollywood ee Aamir Khan ayaa buuxiyay 52 sano isagoo u dabaal dagaya dhalashadiisa ayuu Aamir waxuu ku casuumay qoyskiisa Mumbai. 
Aamir Khan ayaa sanadkaan u ah mid qaas ah kadib markuu u noqday sanad uu guul weyn kasoo hooyay aflaamta isagoo abaal marino ku helay filimkiisa caan baxay ee Dangal. 
Aamir ayaa waxaa u hambalyeeyay jilyaal waaweyn oo Bollywood ah sida Amithabh Bachchan , Karan Johar, Juhi Chawla iyo qaarkale. 

Waxaa kaloo sanadkaan lagu xasuustaa Aamir Khan inuu sameeyay isbedel dhanka jirka ah isagoo isku caateeyay jirkana u dhistay si heersare ah , kadib markii uu filinkii dangaal isku ccayilayay .

Jilaa.com


 

RELATED