Celebrity News

Sanjay Dutt: Waan ku faraxsanahay in maxkamadda ay dambi igu cadeyn wayso. 

Jilaaga caanka ah ee bollywood Sanjay Dutt oo shir jaraa'id uuka hadlaayay filimka uuku soo laabtay ee Bhoomi ku sheegay in uu ku faraxsanayahay inuu noqday nin nadiif ah oo aan khaa'in aheyn kadib markii ay maxkamadda dalkaasi Hindia ku waysay wax caddeyn ah inuu dambiile yahay.

Sanjay Dutt oo sanado aad u badan  lagu tuhmaayay inuu ka dmabeeyay falal argagaxiso iyo kala iibsi hub sharci darro ah oo xataa filimada uu ku dhigi jiray doorka Gaangistar ayaa waxuu sanadkaan ugu dambeyn noqday nin xor ah oo ka fog arrimahaasi. Waxuu Sanjay yiri '' Aniga waalidkey  waxey isoo bareen inaan ixtiriaamo dadka dhan waana xushmeeya qofka anigoon u eegin xiddignimadiisa ayuu yiri. 

Jilaa.com
jilaa.net@gmail.com 

RELATED