Celebrity News

Yaa caawa ku guuleysan doona abaalmarinta ugu weyn aflaamta ee Oscar ?

Caawa ayaa waxaa la qabanayaa abaalmarinta ugu weyn ee lagu baxiyo aflaamta waxaana tartan adag ku jira  jilayaal, soo saraayaal, shirkadaha sameeya  filimada oo loo sharaxay abaalmarinta kuwaasoo doonaya in ay ku guuleysataan abaalmarinta Oscar ee 89 aad. 

Ilaa hada lama saadaalin karo filimka iyo jilayaaga , iyo atriishada sanadka ku guuleysan doonto maadaama go'aanka kama dambeysta ay gaari doonaan guddiga , balse waxaa jira in ay jilayaasha ugu cadcad yahiin kuwa aan hoos ku faaleynay.

Hadaba dhanka jilayaasha ka mid ah aktarka ugu wanaagsanaa sanadka oo ay ku tartamayaan jilayaasha hoos ku xusan 

Casey Affleck,  filimka Manchester by the Sea
Andrew Garfield, Filimka Hacksaw Ridge
Ryan Gosling, Filimka La La Land
Viggo Mortensen, Filimka Captain Fantastic
Denzel Washington, Filimka Fences

Dhanka Filimada ku tartamayo best film ayaa iyana waxaa ay kala yahiin filimadaan hoos ku xusan 

Arrival

Fences

Hacksaw Ridge

Hell or High Water

Hidden Figures

La La Land

Lion

Manchester by the Sea

Moonlight

 

Jilaa.com
jilaa.net@gmail.com 

RELATED