Celebrity News

Maki Xaaji Banaadir iyo kooxda Waaberi oo hees qiiro badan u qaaday Madaxweyne Farmaajo

Fanaanka iyo mu'alifka weyn ee Banaadiriga ee Maki Xaaji Banaadir iyo kooxda Qaranka Soomaaliya ee Waaberi  ayaa hees qiiro badan u qaaday Madaxweyne Farmaajo , heestaan oo ah duco , amaan iyo bogaadin ayaa waxaa ay tahay mid si qiireysan ay u qaadeen fanaaniinta kuna amaaneen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, heesta ayay kusoo beegeen xiligii caleemasaarka madaxweynaha, heestaan ayuu u baxiyay abwaanka ''Lagaa sugayaa''.

Maki Xaaji Banaadir ayaa lagu yaqaana abwaan iyo jilaa xikmad iyo maad badan oo suugaan ku muujiya dareenkiisa iyo kan shacabkaba waxaana markaan muuqata inuu taageero buuxda siiyay madaxweyne farmaajo. 

Halkaan riix oo ka daawo Heesta Maki uuku maaanay Farmaajo. 

Jilaa.com 

 

 

RELATED