Celebrity News

George Clooney oo 55 jir ku noqonayo aabbe markii ugu horeeysay , xaaskiisa Amal oo mataano u dhaleysa dhawaan.

 Jilaaga weyn ee Hollywood ee George Clooney ayaa ayaa aabbe noqonayo markii u horeysay xilli uu 55 jir cimrigiisu yahay. Jilaaga ugu mushaarka badan Hollywood ee  George Clooney ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay xaaskiisa Amal oo 39 jir ah ay uur mataano ah u siddo ayna dhawaan dhali doonto. 

George Clooney oo aha ajilaa doobnimo ku daahay asigoo hore aroos ku fashilmay kadib labaatan sano guursaday gabadhaan carabta ah ee Amal lagu magacaabo taasoo uu sheegay inuu ifka u jecelyahay, haatana waxaa muuqata in ay ubad u dhaleyso Clooney taasoo ah mid farxad gaar ah siin doonto qoyskooda. 

Jilaa.com
jilaa,net@gmail.com 

RELATED