Dadka

Sidee ayuu Obama ugu dabaal dagay maalinta jaceylka ee Valentine's day.

Lamaanaha jaceylka caanka ku ahaa ee kala ah madaxweynahii hore ee Mareykanka Barrack Obama iyo xaaskiisa Michelle Obama oo aheyd marwadii koowaad, ayaa soo dhigay netka sawir ah xaalada iyo jawiga ay ku qaadanayaan maalinta jaceylka adduunka, sawirkaa oo ay ku sugnaayeen jasiirad ku taala Kareebiyaanka taasoo ay ku qaadanayan waqti fasax kii ugu macaanaa kadib howlgabkiisa

Obama iyo Michelle  ayaa soo dhigay sawirkaan oo ay lugaha kula jireen ciidda xeebta ayadoo ay Michelle ku dul qortay Happy Valentine's Day the love of my life iyo wehelkeyga jasiirada.

Sawirka halkaan ka daawo

Jilaa.com

jilaa.net@gmail.com

RELATED