Editor's Picks

Aamir Khan oo filimka Dangal  iscayilay hadana isku isku dhisay  si aan caadi aheyn. 

Jilaaga caanka ah Bollywood ee Aamir Khan ayaa isku cayilay  filimka Dangal si uu ugu matalo oday caan ahaa oo musaaracada cayaaro,  isagoo isku kordhiyay miisaan aad u culus oo waxuu gaaray ilaa 98 kiilo , laakiin Aamir markuu dhameeyay filimka ayuu goaan saday inuu iscaateeyo oo uu isdhiso si uu caafiimaadkiisa u wanaagsanaado una helo muuqaal iyo jir qurxoon oo murqo badan leh. 


Aamir Khan ayaa markuu is cayilanayay cuni jiray wax walba oocunto dufan iyo sokor leh isagoo markuu is caateynaayayna cunadiisa dhan bedelay khudaar iyo cuno caafimaad leh, waxuuna sameeynaayay jimicisyo kala duwan sida dabaasha , qaadista biraha , orodka, iyo baaskiilka. waxaana ay Aamir Khan ku qaadatay natiijo ahaan inuu sidaas iska dhigo ilaa 5 bilood. 

Waxuu haatan Aamir Khan oo 51 jir ah  miisaankiisa keenay 67 Kiilo garaam. isagoo u ekaaday wiil aad u yar kana yar da'ahaantiisa. 

But, of course, this is no ordinary dude. This is Aamir Khan, hamara Christian Bale.

Like, bro, how even is this?

>>>>>>Halkaan ka daawo Muuqaalka Aamir Khan iyi siduu isku bedelay. <<<<<<<<<

Aamir Khan 

Jilaa.com 
jilaa.net@gmail.com
 

RELATED